Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha oo ku wajahan Cadaado, furitaanka wejiga 2aad ee shirka awgeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaban qaabo xoogan oo loogu jiro soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta lagu wado in uu gaaro magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka socota magaaladaasi, iyadoo halkaa ay ku suganyihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo madax kale.

Ujeedka socdaalka Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa ah sidii uu u furi lahaa wejiga labaad ee shirka Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud, iyadoo ay iminka halkaasi ka socota qaban qaabada loogu jiro in lagu soo dhaweeyo wafdiga Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Related posts

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026

Magaalada Cadaado ayaa waxaa iminka ku sugan Wasiiro ay ka midyihiin Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka, Wasiirka difaaca, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Qaranka iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha gudaha oo shaaciyay in dowladdu ay taageereyso ciddii ku guuleysata Maamulka Gobollada dhexe

Next Post

Dowladda Soomaaliya: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan arrimaha shidaalka”

Next Post
Dowladda Soomaaliya: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan arrimaha shidaalka”

Dowladda Soomaaliya: “Ma ogolaaneyno wax ka yar heshiis xalaal ah oo ku saabsan arrimaha shidaalka”

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

𝐃𝐚𝐚𝐡-𝐟𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐞𝐲𝐝𝐤𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐛-𝐮-𝐝𝐚𝐲𝐚𝐜𝐭𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee JFS

March 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee...

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

Marwada Madaxweynaha oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Muqdisho

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahra Cumar Xasan ayaa munaasabadda ee 8-da Maarso awgeed deeq raashin ah gaarsiisay qaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In