Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo goor dhow gaaray Garoowe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo goor dhow gaaray Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaaraha Soomaliya  Mudane Cumar C/rashiid iyo wefdi oo hogaaminaayo oo saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa Duhurnimadii maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.

Wefdiga Ra’iisul wasaare Cumar markii ay gaareen magaaladaasi ayaa waxaa si diiran u soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali  Gaas, qoliyaasha maamulkiisa iyo dadweyne aad u badan kuwaas oo wefdiga ku sugayay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee magaalada Garoowe Cabdi Xasan Rooble ayaa soo sheegaya in Amaanka magaalada Garoowe si aad ah loo adkeeyay isla markaana ciidanka Amniga ay joojiyeen dhaq dhaqaaq gaadiidka iyo dadweynaha ee magaaladaasi.

Wefdiga ayaa loo gelbiyay xarunta madaxtooyada ee maamulka Puntland halkaas oo la filayo in ay saxaafadda kula hadlaan Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid iyo Madaxweynaha maamulka Puntland isla markaana  Ra’iisul wasaaruhu ka warbixiyaan u jeedada socdaalkiisa.

Previous Post

Hay’adaha gargaarka oo Kenya ka codsaday in ay ka laaabato go’aanka ay ku joojisay Xawaaladaha

Next Post

Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

Next Post
Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

Wasiirka Maalliyadda oo la kulmay Wakiilo ka socda Xawaaladaha(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In