Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha oo ka qeybgalaya shir looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Doha Qadar halkaa oo sidiiran loogu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa in ay ka qeybgalaan shirweyne ka dhacaya xarunta midowga Yurub ee magaalada Brussels ee dalka Belguimka.

Shirkan ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay midowga Yurub iyo hey’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afhayeen u hadlay hey’adda UNHCR ayaa sheegay in shirka si gaar ah loogu eegi doono ballan qaadyadii midowga Yurub ay horrey ugu ballan qaadeen Soomaaliya iyo siddii loo caawin lahaa qaxootiga Soomaalida ee doonaya in ay dib dalka ugu soo laabtaan.

Shirkan waxaa kaloo ka qeybgali doonta wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magacaabo Aamina Maxamed, waxaa kaloo ka qeybgali doona mas’uuliyiin ka socda waddamada Jabuutyi, Itoobiya, Kenya, Uganda  iyo Yemen.

UNHCR ayaa horrey u sheegtay in ay sii yaranayaan lacagihii horrey u bixiyeen waddamada Midowga Yurub kuwaasoo loogu talagalay in lagu caawiyo qaxootiga Soomaalida.

In kabadan labo milyan oo Soomaali ayaa ah dadka barakacayaal ah waxaana ku jirra 1.1 milyan oo dalka gudihiisa ku barakacay, halka 967,000 oo qof ay qaxooti ku yihiin waddamada gobalka, waxaana ka mid ah 420,000 oo ku nool xeryaha dhadhaab ee gobalka waqooyi berri dalka Kenya.

Qiyaastii 250,00 oo Soomaali qaxooti ah ayaa ku nool waddanka Itoobiya halka ku dhawaad 200,000 oo qof ay qaxooti ku yihiin waddanka Yemen.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Howlgallo tiro dad ah lagu soo qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

Next Post
Howlgallo amni xaqiijin ah oo ciidanka gorgor ay ka sameen Muqdisho

Howlgallo tiro dad ah lagu soo qabtay oo laga sameeyay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In