Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii afgambi

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii afgambi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhaqaalaha dalka Turkiga uu ka xoogan yahay sidii uu ahaa ka hor isku daygii afgambi ee fashilmay, sida uu sheegay Ra’iisul wasaare Binali Yildirim.

“Dhaqaalaheena wali waa mid  taagan sida dhagax oo kale. Ma jirto xataa wax yar oo qalqal ah. Laakiin xaaladan waxaa ay saameysay dhinacyo badan,” ayuu yiri  Yildirim xilli uu ka hadlayay shir lagu qabtay magaalada Ankara.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga ayaa sheegay in kuwa isku dayay inay  qalqalgeliy dhaqaalaha dalka Turkiga ay go’aansadeen in ay hoos u dhigaan dhaqaalaha wadanka Turkiga.

“Dimoqraadiydeena iyo sharciga wadanka sidoo kale waa mid xoogan ka hor isku daygii afgambi,” ayuu yiri markale.

Ra’iisul wasaaraha dalka Turkiga ayaa hey’adda fadhigeedu yahay dalka Mareykanka ku eedeyay in ay si ula kac ah hoos ugu dhigtay heerka dhaqaalaha wadanka Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa isku dayaysa in ay soo celiso nidaamka wadankaas kadib isku daygii afgambi oo 15 bishan Luulyo ka dhacay Turkiga, kaas oo madaxweynaha Turkiga uu ku eedeyay in ay uu ka dambeeyay wadaadka fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ee Fathula Gulan.

Previous Post

Turkiga oo shaaciyay Tirada askartii ka qeyb qaatayay  Afganbigii Dhicisoobay.

Next Post

Ciidamo katirsan Amisom oo maxkamadayntooda ay Muqdisho ka socoto

Next Post
AMISOM oo xaqiijisay in askarooda ay ku lug yeesheen iibinta qalabka loo keeno

Ciidamo katirsan Amisom oo maxkamadayntooda ay Muqdisho ka socoto

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In