Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa khadka telefoonka kula hadlay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee oo ay ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed, amniga iyo doorashooyinka dalka.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Molly Phee, ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, kala hadlay in la dardar geliyo doorashooyinka dalka.