Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka ka qaaday xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka kadib markii  ay lumiyeen madaxbanaanidii guddinimo.

Xubnaha xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay in ay ku milmeen siyaasadda  isla-markaana ay baal mareen xeerka anshaxa doorashada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Xubnahaan cusub ee xilka laga qaaday ayaa tka kooban 7 xubnood, waxaana lagu badallay xubno cusub.

1. Xuseen Laki Maxamed Maxamuud
2. Axmed Saciid Samatar
3. Maxamed Faarax Xersi
4 Nimco Axmed Cabdi
5. Cali Maxamuud Faarax (Seeko)
6. Cabdiramaan Maxamed Cali
7 Maxamed Ciise Heybe.

Qodobka 2aad
Waxaa la magaacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku qoran yihiin in ay ka
mid noqdaan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka iyagoo beddelaya
xubnaha kore ee xil ka qaadista lagu sameeyay
1 Ismail Maxamed Axmed
2 Fardowsa Mataan Buulle
3 Ayaanle Axmed Cabdulle
4 Bashiir Axmed Yusuf
5 Xasan Axmed Dhicisow
6 Axmed Barre Maxamed
7 Maxamed Cawil Warsame

Previous Post

Guddoomiye Cirro oo ka warbixiyay muhiimadda kulankii ay wada yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka

Next Post

Mas’uuliyiin ka tisan Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Waddada isku xirta Gaalkacyo Iyo Garoonka Diyaaradaha Oshaco

Next Post
Mas’uuliyiin ka tisan Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Waddada isku xirta Gaalkacyo Iyo Garoonka Diyaaradaha Oshaco

Mas’uuliyiin ka tisan Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Waddada isku xirta Gaalkacyo Iyo Garoonka Diyaaradaha Oshaco

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In