Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo u amba baxay dalka Qatar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran Xarar-dheere waa kuwo aan loo qiil dayi karin”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake ayaa maanta ka ambaxay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Qatar halkaasi oo uu dhigiisa Qaar ka helay casuumaad rasmi ah.

Safarka Ra’isul wasaaraha ayaa qaadanaya mudda maalmo ah, waxaana garoonka diyaaradda Aadan Cabdule Cusmaan ku sakootiyay Mas’uulayiin ka tirsan labada Gole ee Dowladda iyo safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya, aydoo kulamo uu la qaadan doona inta uu ku sugan yahay dalka Qatar, mas’uuliyiin ka tirsan dowladdaasi oo ay ka wada hadli doonan xariirka ka dhaxeeya labada dal, sii loo xoojin lahaa iyo iskaashi dhica wabarashadda iyo duulmaadka oo ah in ay ka shaqa bilawdo diyaaradda Qatar Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Afyeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu qeyb ka yahay xoojinta xiriirka Soomaaliya ay la leedahay wadamada Caalamka.

Previous Post

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Oo Kampala Tababar Uga Furay Xildhibaannada Haweenka Ee Ku Jira Baarlamaanka “SAWIRRO”

Next Post

Xafiis nidaamiya gaadiidka Dekada Muqdisho oo maanta la furey

Next Post
Xafiis nidaamiya gaadiidka Dekada Muqdisho oo maanta la furey

Xafiis nidaamiya gaadiidka Dekada Muqdisho oo maanta la furey

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In