Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Cumar: Qaxootiga ma ahan in qasab lagu celiyo

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha dalka oo muqdisho ku soo laabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kenya waxaa ay ku goodisay in ay xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab, wixii ka dambeeyay weerarkii magaalada Gaarisa oo ay ku dhinteen 147-Qof sanadkii tagay.

Wargeyska Washington Post, ayaa qoray in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke uu sheegay in aysan dooneyn in Kenya ay ku qasabto qaxootiga in ay ka baxaan Xeryaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan dooneynaa in dadkaan dib ay ugu soo laabtaan dalka, laakiin taasi waxa ay u baahan yahay in loo maro nidaam, waxaanu kala hadalnay bulshada Caalamka iyo Kenya habka ugu wanaagsan oo ay ku suuragali karto dib usoo celinta qaxootiga” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.

Ra’iisul Wasaaraha, waxa uu sheegay in qaxootiga ay u baahan yihiin waqti ku filan oo ay kaga guuraan Xeryaha Dhadhaab, balse aysan suuragal aheyn in sanadkaan gudihiisa lagu fuliyo go’aankaasi.

“Tani waxay sii kordhin kartaa falal amni xumo  ee labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya, sababtoo ah dhallinyarada qaxootiga ayaa ku biiri kara Kooxaha xagjirka ah, waana in laga fikiraa halka ay ku dambeyn karto noloshada dadkaan” ayuu hadalkiisa ku daray.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo kula kulmay magaalada Brussels, xoghayaha guud QM Banki Moon, ayaa kala dalbaday bulshada Caalamka in laga taageero dowladiisa dib u celinta Qaxootiga Soomaalida.

 

Previous Post

Tartamayasha degmada Deyniile oo laga reebay tartankii caawa “SAWIRRO+DHAGEYSO”

Next Post

Kulanka golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan-Sawirro

Next Post
Kulanka golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan-Sawirro

Kulanka golaha Wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In