Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa kulamo kula yeelan doona magaalada Addis Ababa madaxda dalkaas.