Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre “Shacabka Soomaaliyeed Way ka Dhawaystaan Dadyowga kale Walaalahooda Reer Turki.”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre “Shacabka Soomaaliyeed Way ka Dhawaystaan Dadyowga kale Walaalahooda Reer Turki.”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa kulan soo dhawayn ah la yeeshay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu, iyo wafti ballaaran uu hogaaminiyey, waxuuna Soomaaliya u yimid dardargalinta mashaaariic horumarineed oo dalkaTurkigu uu ka fuliyo Soomaaliya iyo xoojinta heshiisyo ganacsi oo ay wada galayn labada dawladood.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay in uu ku farxsan yahay booqashada uu Soomaaliya ku joogo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga oo wadankiisa labaad yimi, waxuuna u mahed celiyay shaqaalaha safaaradda iyo safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, sida ay marwalba ula shaqayaan dawladda Soomaaliya iyo sida ay uga qayb qaataan xaaladaha deg deg ah ay marar qaar la kulmaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Hakan Cawuşoglu Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga ayaa ka warbixiyay socdaalkiisii uu ku marayay qaarada Africa iyo booqashadiisa Soomaaliya, isagoona maanta dhagax dhigay jid isku xiridoona magaalada Muqdisho iyo xarun lagu tobaboro ciidamada oo ay dhismaheeda hirgaliyeen Turkiga. Waxuuna bogaadiyay Goloha midowga ee wasiiradda dhaqaalaha labada dal, heshiiska Kulluumaysiga ee Soomaaliya, Xoojinta Amnigga, kobcinta dhaqaalaha dalka iyo dardaergalinta siyaasada loo dhanyahay oo dhamaantood ay ku guulaystay Xukuumadda haatan jirta.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa dalka Turkiga ka codsaday in la fuliyo heshiiskii dhaqaalaha ee ay wada saxiixdeen labada dal iyo in bangiyada dalka Turkiga ay xarumo ka furtaan Soomaaliya iyo sidoo kale in la balaariyo xarunta ay Turkigu ku tobobaraan ciidmada Soomaaliya. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa waftiga la wadaagay in ay ka caawiyaan habkii ay biyo xirayn ugu samayn lahaayeen Wabigga Shabeelle oo haatan qalallay.

Riisul Wasaare Khayre ayaa cadeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay dadyowga kale ka dhawaystaan walaalahooda reer Turki, taasina ay tahay dareen ay ku abuurteen qalbiyada dadka Sooomaaliyeed, waligoodna ma iloobi doonaan sidii aad u garab istaagtayn wakhti ay dawladnimadoodu daciif ahayd.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay culimada .

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Turkiga

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul wasaare kuxigeenka Turkiga

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In