Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra”iisul Wasaare Kheyre oo Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ra”iisul Wasaare Kheyre oo Kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane  xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar ka mid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho, waxaana uu halkaasi kula kulmay Saraakiisha ciidamada.

Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ku wehlinaayay Wasiirada Amniga, Qorsheynta, masuuliyiin katirsan maamulka gobolka Banaadir iyo taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Ra”iisul wasaaraha ayaa kormeeray degmooyinka Warta-nabadda, Dayniile, Howl-wadaag, Heliwaa, Wadada Warshadaha iyo goobo kale oo katirsan magaalada Muqdisho.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay ciidanka Amniga oo uu ku dhiira geliyey howlaha culus oo ay u hayaan shacabka Soomaa;liyeed, isagoo sidoo kale hubinayey amar kasoo baxay Madaxweynaha dalka oo ahaa in bulshada loo fududeeyo isku socodkooda, kaasi oo si rasmi ah u dhaqan galay

“Waxaan caawa soo kormeeray qaar katirsan degmooyinka Magaalada Muqdisho si aan ugu kuurgalo xaaladda amni ee caasimadda” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo burburyay Saldhigyo ay Alshabaab ku lahaayeen duleedka Kismaayo Khasaarana Gaarsiiyay+Sawiro

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Xarigga Ka Jaray Waddada Wasaaraddaha ee Puntland.”Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Xarigga Ka Jaray Waddada Wasaaraddaha ee Puntland.”Sawirro”

Madaxweynaha Puntland oo Xarigga Ka Jaray Waddada Wasaaraddaha ee Puntland.”Sawirro”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In