Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shir looga hadlayo yareynta faqriga 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shir looga hadlayo yareynta faqriga 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay shir lagu soo bandhigayay qorshaha wada-xaajoodka iyo ka hor-taga saboolnimada qaybaheeda kala duwan.

Shirka ayaa looga hadlay hannaankii loo yarayn lahaa saboolnimada iyo faqriga, iyadoo lagu jaangoynaayo qorshaha Xukuumadda #DanQaran ee yaraynta saboolnimada iyo faqriga.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay madasha,ayaa xusay muhiimadda qorshahani u leeyahay dadka Soomaaliyeed oo aan warbixinno sugan laga hayn heerka saboolnimada ee dhinacyada badan leh.

Shirka oo ay soo agaasintay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, ayaa waxa qeyb ka ahaa hay’adaha Soomaaliya ka taageera arrimaha bani’aadantimada iyo ka hortagga yaraynta saboolnimada.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo xafiiskiisa kulan Sagootin ah kula qaatay Marwo Anita Kiki Gbeho

Next Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka “SAWIRRO”

Ciidamada Xoogga Dalka oo si rasmi ah loogu wareejiyey Amniga Madaxtooyada Qaranka "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah u qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In