Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gobalka Banaadir ee Qaban-qaabada Xuska Xorriyadda+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Kulan La Qaatay Guddiga Gobalka Banaadir ee Qaban-qaabada Xuska Xorriyadda+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga gobalka Banaaadir ee qaban-qaabada munaasabada toddobaadka Xorriyadda dalka.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddiga oo ay qayb ka yihiin Xoogagga Wadaniyiinta ku ammaanay shaqada wanaagsan ee ay hayaan iyo sida ay bulshada isugu xirayaan, waxa uuna ku dhiirri geliyay in ay laba jibbaaraan dadaallada wacyi-gelinta Bulshada ee loogu diyaar garoobayo xuska sannad guurada 59-aad ee xoriyadda dalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo sheegay in xoogagga wadaniyiinta ee qaybta ka ah guddiga ay hormuud ka yihiin hagaajinta Bilicda iyo adkaynta amniga caasimadda, ayaa kula dardaarmay in ay xoojiyaan qaybta kaga aadan xuska toddobaadka Xorriyadda iyo midnimada.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa kulanka ka sheegay in dadka Soomaaliyeed ay magac iyo sharaf ku leeyihiin Soomaalinnimada, sidaa darteed ay muhiim tahay qof waliba oo Soomaaliyeed uu ka qayb qaato xuska iyo waynaynta munaasabadaha muhiimka ah iyo dib-u-soo noolaashada Soomaalinnimada iyo dib-u-soo kabashada dalka.

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo ansixiyay Wax ka badalka lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha+Sawirro

Next Post

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo la shiray Agaasimayaasha Wasaaradaha Warfaafinta,Kalluumaysiga iyo Tamarta

Next Post
Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo la shiray Agaasimayaasha Wasaaradaha Warfaafinta,Kalluumaysiga iyo Tamarta

Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo la shiray Agaasimayaasha Wasaaradaha Warfaafinta,Kalluumaysiga iyo Tamarta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In