Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray Dekadda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer shaqo ku tegey dekedda magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, Wasiir-udawlaha Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda, Mudane Maxamed Cabdulqadir Dhucle iyo Maareeye-ku-xigeenka Dekedda Muqdisho, ahna kusimaha Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane, Dr. Cali Xaaji Maxamed.

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ayaa waxbixin ka siiyay Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka XFS shaqada baaxadda leh ee ay ummadda Soomaaliyeed u hayso Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, isaga oo intaas ku daray sida ay ugaga go’an tahay horumarinta adeegyada Wasaaradda.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Ugu danbayntii Ra’iisal Wasaare-ku-xigeenka 1aad ee JFS ayaa bogaadiyay hawlaha baaxadda leh ee ka socda dekedda magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay garwadeen ka tahay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee JFS.

Previous Post

Xalinta colaadda Galbeedka Gobolka Mudug oo markale laga hadlay

Next Post

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo soo dhaweysay guulaha ay gaartay DFS

Next Post
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo soo dhaweysay guulaha ay gaartay DFS

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo soo dhaweysay guulaha ay gaartay DFS

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In