Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

IMG_3014Shirkan  oo ay so agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul aadanaha Xukuumadda soomaaliya, isla markaana uu shir guddoomninayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte loogana hadlayey xadgudubka ku saleysan Jinsiga e ka dhaca dalka ayaa waxaa ka qeyb galay  Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xuuquul aadanaha, kuxigeenka ergeyga gaarka ah e Qaramada Midoobey u qaabilsan soomaaliya, Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya,safiirka dowlada Ingariiska u fadhiya dalka,Safiirka Sweden ee Soomaaliya iyo marti sharaf kale

Dood is weedaarsi  iyo falanqeyn dheer  kaddib waxa goobta hadalo kala duwan ka jeediyey qaar ka mid ah mas’uuliyiinti madasha iskugu yimid o dhamaantood ka mahad celiyey qaabka ay iskugu howshay Wasaaradda haweenka iyo xuquuqda insaanka diyaarinta sharci ku qotoma ka hortaga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya  ay ahmiyada koowaad siineyso sidii loo meel marin lahaa sharciga ay soo diyaarisay Wasaaradda Haweenka, isla markaana ay dhaqan gelin doonaan, isagoo wakiilada beesha caalamka ka codsaday inay door ka qaataan.

Wasiirka Wasaaradda Hawenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda  Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar oo shirka kaddib saxaafadda la hadashay ayaa sheegtay in sharciga ay soo diyaariyeen uu ku saleynsanyahay diinta Islaamka iyo xeerka madaniga ah ee u degsan dalka, ayna horgeynayan labada gole ee dowladda.

Dhanka kale Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee dowladad Switzerland u soo magacawday dalka danjire Ralf Heckner oo lagu badalay kii hore, waxaana ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labda dal, sidii dowladda Switzerland Soomaaliya uga caawin lahayd hirgelinta nidaamka Federaallka iyo inay xoojiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya.

Kulanka ayaa ku soo idlaaday isafgarad, iyadoo Safiirka cusub uu balan qaaday in uu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.IMG_2975

IMG_3031 IMG_3029 IMG_3028 IMG_3021 IMG_3014 IMG_3008 IMG_3003 IMG_2993 IMG_2986 IMG_2985 IMG_2984 IMG_2983 IMG_2981 IMG_2980 IMG_2978  IMG_2974 IMG_2969 IMG_2965 IMG_2963 IMG_2962 IMG_2956 IMG_2954 IMG_2950 IMG_2948 IMG_2946 IMG_2939 IMG_2937 IMG_2936 IMG_2935 IMG_2933IMG_3034 IMG_3033 IMG_3036 IMG_3037Sawir Qaade:-Maxamed Macalin Xasan White-ka

 

 

Previous Post

Degmada Aadan Yabaal oo xaalado bini’aadanimo laga soo sheegayo“Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Koonfuur Korea iyo Switzerland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Koonfuur Korea iyo Switzerland “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Koonfuur Korea iyo Switzerland "SAWIRRO"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In