Tuesday, July 15, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Degmada Aadan Yabaal oo xaalado bini’aadanimo laga soo sheegayo“Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
May 17, 2016
in Keyd Hore, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo raashin gaarsiiyay Buulo-barde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025

ciidan

Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe oo dhawaan si buuxdo ula wareegay guud ahaan degmada Aadan Yabaal ayaa codsaday in gurmad loo fidiyo dadka ku dhaqan magaaladasi, iyagoo xusay in howlgallo ay sameeyeen ay ku dileen saddex ka tirsan Al-Shabaab, midna gacanta lagu dhigay.

Gaashaanle dhexe Yuusuf Cali Caadle oo ka tirsna guutada shanaad ee ciidanka Xoogga dalak Soomaaliyeed, isla markaana la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada ay la wareegeen guud ahaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, isla markaana uu iminka ku suganyahay ceelkii ay qarxiyeen maleeshiyada Al-Shabaab.

Gaashaanle Dhexe Yuusuf ayaa ka codsaday madaxda sare ee dowladda inay gurmad la soo gaaraan dadka ku nool degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ciidamada ka sifeeyeen haraadiga Al-Shabaab.

Yuusuf Cali Caadle ayaa xusay in ciidamada ay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah haraadiga Al-Shabaab, si guud ahaan gobolka Shabeelaha dhexe looga xoreyn lahaa nabad diidka Al-Shabaab.

Halkan ka dhageyso wareysiga Gaashaanle dhexe Yuusuf Cali Caadle

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/05/GashDhexe-Yusuf-Ali-aadle.mp3
Previous Post

Saraakiil Ciidan oo uu madaxweynuhu dalacsiiyay”SAWIRRO”

Next Post

Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu qabtay”SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah jinsiga oo muqdisho lagu qabtay"SAWIRRO"

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

Danjire Yuusuf Jeego oo kulan mira-dhal ah la qaatay Wasiirka Tacliinta Sare ee Algeria

July 15, 2025
0

Danjiraha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Algeria Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa maanta Kulan muhiim ah...

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

Shir muhiim ah oo ka dhacay Laascaanood

July 15, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi...

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

Guddiga Amniga ee Aqalka Sare oo tababar u furay howlwadeennada Hay’adaha Amniga

July 15, 2025
0

Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qabanqaabiyay tababar loogu talagalay xoojinta fahamka guud...

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska afgembigii dhicisoobay ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

July 15, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In