Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka magacaaabn oo maanta soo gaaray Muqdisho”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka magacaaabn oo maanta soo gaaray Muqdisho”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul-wasaare ku xigeenka magacaaban ee dalka Mudane Maxamed Cumar carte oomaanta soo garay magaalada Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey qaar ka mid ah golaha Wasiirada dhawan la soo dhisay ee xukuumada Soomaaliya,Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka ,Maamulka gobolka Banaadir,Ururada bulshada rayidka , iyo Bar-baarta gashaman oo qaadayey erayo ay ku soo dhawaynayeen Ra’isul wasaare ku xigeenka.

Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul-wasareku xigeenka dalka oo warbaahinta kula hadalay qaybta nasashadda garoonka diyaraha magaalada Muqdisho ayaa ugu horeyn kaga mahad celiyey guud ahaan dadkii soo dhawyey sida ay ugu soo dhayen magaalada Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ra’iisul-wasaare ku xigeenka magacaaban ee dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaaa mudaniyaasha Barlamaanka Federalka Soomaaliya ugu baaqay in maalinta biro ah ay codka kalsoonid siyaan golaha wasiiradda uu soo dhisay ra’isul wasaraha dalka isagoo tilmaamay in dowlada soomaaliya ay horyalaan howlo badan oo lagu hormarinayo dalka isla markaana dadka Soomaaliyeedaay doonayaanin lala yimaado wax qaabd dhab ah.

Hadalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa imaanaysa iyadoo Maalinta bari ah oo ay tariikhdo ku beegan tahay 17 bishan Janaayo.
vlcsnap-2015-01-16-16h17m49s69

vlcsnap-2015-01-16-16h18m07s229

vlcsnap-2015-01-16-16h18m16s66

vlcsnap-2015-01-16-16h18m32s226

vlcsnap-2015-01-16-16h18m59s250

Previous Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu taageeraayay Xukuumadda cusub oo Muqdisho lagu qabtay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In