Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Xadaarad iyo horumar kasta oo ummadi gaarto waxay ku xiran tahay akhriska iyo qoraalka dadkooda”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho.

Bandhiggan oo ah midkii 7-aad ayaa waxaa ka qayb galay Wasiiro, Xildhibaanno, aqoonyahanno, macallimiin, arday, qorayaal iyo akhristayaal ka kala yimid guud ahaan dalalka caalamka iyo gobollada dalka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay muhiimadda akhriska iyo qoraalku u leeyihiin dalalka soo koraya, isaga oo sheegay in jidka kaliya ee horumar lagu gaari karo uu yahay aqoonta iyo akhriska.

Mudane Saalax ayaa tilmaamay in Xukuumadda #DanQaran ay ahmiyad gaar ah siinayso dhiirri-gelinta akhriska iyo qoraalka, waxuuna si wayn ugu mahadceliyay mas’uuliyiinta iyo qaban-qaabiyayaasha bandhiggan buugaagta ee Muqdisho.

Previous Post

Guddiga Madaxa Banaan ee Hirgelinta Dastuurka KMG oo warbixin laga dhageystay “SAWIRRO”

Next Post

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah

November 8, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In