Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeer Shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Kormeer Shaqo ku tagay Wasaaradda Cadaaladda 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka halkaas oo uu kusoo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo madaxda kale ee wasaaradda.

Intaa kadib Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka isagoo ka dhageystay warbixinta howlaha wasaaradda oo ay ka mid yihiin dhaqangelinta istiraatiijiyadda cadaaladda dalka, dib-u-habaynta shuruucda iyo latashiyada bulshada ee dhamaystirka dastuurka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sidoo kale kormeeray waaxyaha kala duwan ee wasaaradda, isagoo warbixino ka dhageystay hormuudka waaxyaha sidoo kale waxaa uu bogaadiyay dadaallada wasaaradda gaar ahaan dib-u-habaynta nidaamka cadaaladda ka qeyb-galinta dadweynaha ee dib-u-eegista dastuurka iyo howlaha muhiimka ah ee wasaaradda ay wado, isaga oo ku ammaanay hufnaanta iyo shaqada baaxadda leh ee ay qabtaan.

Previous Post

Maamulka Hobyo oo horumar ka sameeyay adeegyada Caafimaadka

Next Post

Wasiir Cali-xoosh oo bogaadiyay shaqada ay bulshada u hayso hay’adda SoDMA

Next Post
Wasiir Cali-xoosh oo bogaadiyay shaqada ay bulshada u hayso hay’adda SoDMA

Wasiir Cali-xoosh oo bogaadiyay shaqada ay bulshada u hayso hay’adda SoDMA

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In