Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Shir GuddoomiyayKulanka Guddi Hoosaadka ee Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Shir GuddoomiyayKulanka Guddi Hoosaadka ee Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlayay dooda iyo ansixinta tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada iyo xarunta gar-gaarka deg-dega ah, shirka ayaa daba socday kulan ay yeesheen gudiga farsamada, waxaana diirada lagu saarayay tubta iyo siyaasadda lagu horumarinayo arrimaha bulshada, iyadoo uu Ra’isal Wasaare ku Xigeenka uu wasiirada mid mid u waydiiyay qorshe howleedka ay soo gudbiyeen in ay ku qanacsan yihiin.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa u ogolaaday in wasiirada ay ka wada hadli karaan howlaha ay wadaagaan, Waxayna wasiirada farta ku fiiqeen baahiyaha jira iyo sida ay suurto gal u tahay in si wadajir ah loo wajaho caqabadaha bushadeed ee ummadeena haysata kuwaas u baahan in xukuumada ay daboosho baahiyaha jira mustaqbalka dhow.

Related posts

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026

Dhanka kale la taliyayaasha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa iyaguna ka talo bixiyay sida ugu haboon ee loo hormarin karo Arrimaha Bulshada iyagoo sheegay in ay ka faa’iidaysanayaan waayo aragnimadii ay ka heleen hirgalinta tubta siyaasada loo dhan yahay oo ay juhdi fara badan galiyeen.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in Jadwal how-leedka isla xisaabtanka uu yahay geedi socodka lagu fududeenayo la socodk ashaqada ku qeexan tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada oo ay wada leeyihiin hay’adaha qaybta ka ah gudi-hoosaadka golaha wasiiradda ee arrimaha bulshada oo u xilsaaran taaba galinta, qabsoomida iyo xaqiijinta fulinta qorshaha ku qeexan tubta.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha wuxuu si joogta ah u xiriirin doonaa lana socon doonaa, xaqiijinta iyo daba galka in qorsha howleedka Horumarinta Arrimaha Bulshada ku qabsoomay Waqtiga hay’adaha loogu idmay iyo in uu ka caawiyo hay’adaha kala duwan caqabadaha kala soo gudbooonaada howlaha kala duwan.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Sanatar ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka

Next Post

Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Next Post
Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In