Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo kulan la yeelanya Madaxwaynaha dalka Burundi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo kulan la yeelanya Madaxwaynaha dalka Burundi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha ku- Xigeenka dalka ayaa kulan laqadan doona maantay  Madaxwaynaha dalka Buruundi waxana ay kawada hadli doonaan hagaajinta xiriirka labada dal Burundi iyo Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ku- Xigeenka  Mahadi Maxamed Guuleed ayaa dhanka kale ku bogaadiyay ciyaartoyda Da’dooda tahay 17 jirada meesha wanagsan ee ay soo gareen ee Finalka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee xulkeena Soomaaliya u laqatay ciyaartooyada dalka Tanzania.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Mahadi Maxamed Guuleed ayaa sido kale kulaamo gooni gooni ah la qadan doona masuuliyiintii  kasoo qayb gashay Ciyaarah Finalka ahaa  ee Bariga iyo Bartamaha Afrika sii sare lagu qadi laha tayada ciyaartooyada Soomaaliyeed ku matasha tartanaada Bariga iyo Bartamah Afrika.

ciyaartooyada Soomaaliya ayaa guul kasoo hooyay ciyaarti ku soo dhamaatay dalkasi Burundi maalinti shalay ahayd

Halkaan ka Dhageyso Wareeysi Wariyahayag Cismaan Maxamed Adan oo ku sugaan Dalka Burundi  

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/osmaan-maxamed-adan.mp3
Previous Post

Guddoomiye Yariisow oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle

Next Post

Boosaaso oo lagu qabtay kullan loogu gurmanayo Shacabka ay Fatahaada saameysay  

Next Post
Boosaaso oo lagu qabtay kullan loogu gurmanayo Shacabka ay Fatahaada saameysay   

Boosaaso oo lagu qabtay kullan loogu gurmanayo Shacabka ay Fatahaada saameysay  

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In