Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isuul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allah u naxariistee, taliyihii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo maanta ku geeriyooday isbitaalka Ex-Digfeer ee Erdogan.

Qoraal lagu daabacay barta Facebook ee ra’iisul wasaare Rooble ayaa ku dhignaa sidan;

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Waxaan qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisii, gaar ahaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kana mid ahaa aas-aaseyaashii Ciidanka Asluubta Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil.
Jannadii Firdows Allaha ka waraabiyo marxuumka, ehelkiisa iyo ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
إنا لله وإنا إليه راجعون

Previous Post

Kumandooska Danab oo fuliyay howlgal khasaare badan loogu geystay Alshabaab +Sawirro

Next Post

Madaxweyne Laftagareen iyo danjiraha UK ee Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo doorashada kamid tahay +Sawirro

Next Post
Madaxweyne Laftagareen iyo danjiraha UK ee Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo doorashada kamid tahay +Sawirro

Madaxweyne Laftagareen iyo danjiraha UK ee Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo doorashada kamid tahay +Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In