Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada, taas oo ay ka wada hadleen hormumarinta mashaariicda Waxbarashada Soomaaliya iyo istiraatijiyadda taakuleynta Waxbarashada Soomaaliya ee shanta sano ee socota.

Kulanka ayaa qeyb ka ah shirarka horudhaca u ah shirka horumarinta Waxbrashada, kaasi oo socon doono muddo labo cisho ah.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumudda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) oo ka mid ah Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in kulanka looga hadlay sidii loo kordhin lahaa taageerada dhaqaale ee la siinayo Soomaaliya.

“Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu kulan la qaatay Alice Albright oo ah Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada, kulanka waxa uu qeyb ka yahay kulamo uu Ra’iisul Wasaaraha la yeelanayo Madax kala duwan, waxaan kala hadalnay in kaalmadii Soomaaliya ay siin jireen ay kordhiyaan, maadaama ay Wasaraddu sameysatay qorshaha shanta sanno ee soo socota oo ka bilaabanaya sanadka 2022-ka, Shirka guul ayuu ku soo dhamaaday, waxayna noo caqiijisay inay kordhin doonaan.” Ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada.

Previous Post

Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland oo kulan la qaadatay qaar ka mid ah hay’adaha ka howlgala Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo aaladda fogaan arragga kula shiray sargaal ka tirsan QM

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo aaladda fogaan arragga kula shiray sargaal ka tirsan QM

Wasiirka Gaashaandhigga oo aaladda fogaan arragga kula shiray sargaal ka tirsan QM

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In