Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacabaya guddiga fulinta wareegtadii madaxweynaha. ee ilaalinta dhulka danta guud, kaa oo ka kooban.
1 } Wasiirka Arrimaha Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax Guddoomiye
2)- Wasiirka Cadaaladda: Cabduqaadir Maxamed Nur
3)- Wasiirka Amniga: Cabdulaahi Maxamed Nur
4)- Wasiirka Waxbarashada: Cabdulaahi Carab