Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay u qeybsanaha UNICEF ee Soomaaliya Mohamed Ag Ayoya oo Raโiisul Wasaaraha warbixin ka siiyay howlaha UNICEF ee Soomaaliya iyo qorsheyaasheeda mustaqbalka.
Kulanka ayaa waxaa kaloo looga hadlay sidii loo dar dargelin lahaa howlaha UNICEF ay ka waddo guud ahaan Soomaaliya.