Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay ergadii  DFS ku matalayay kiiska badddeenna

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyay ergadii  DFS ku matalayay kiiska badddeenna
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Wafdigii Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ku matalayay kiiska badddeenna ee ay muranka gelisay Kenya.

Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa ugu horeeyn xubnaha wafdiga ugu hambalyeey shaqadii wanaagsaneyd iyo guushii ay qaranka u soo hooyeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdigan oo Dowladda Federaalka ah uga qeyb galay go’aankii Maxkamadda caddaalada Aduunka ee ICJ oo uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoonka diyaraadaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

12-kii bishan ayay aheed markii Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ, ay go’aan ka gaartay kiiskii ku saabsanaa murankii Kenya ay ka keentay Baddeena, taasi oo meesha ka saartay sheegashadii Kenya ee ku aadaneed inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka xadka labada dal.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga daadejinta adeegyada Dowladaha Hoose

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In