Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta kulan kula qaatay magaalada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doortay dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa kala hadlay Aayaha iyo horumarinta dalka.

Kulanka oo ay saxaafadda dibadda ka joogeen ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashadii, isagoo mar kale ku celiyey inuu yahay Musharrax u taagan xilka Madaxweynenimo, wuxuuna dhanka kale  faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii ay ka wada hadleen mudanayaasha kasoo jeeda Jubbaland

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

“Waxaan Xildhibaanada kala hadlay sidii Barlamaanka soo socda uu uga fogaan lahaa is qabqabsi iyo sidii Ummadda Soomaaliyeed dib u heshiisiin loogu sameyn lahaa isla markaasna Amniga loo adkeyn lahaa iyo sidii nidaamka Federaalka looga dhigi lahaa mid u shaqeeya dalka iyo dadka” ayuu yiri Ra’iisul wasaaraha oo dhanka kale sheegay iney muhiim tahay in la hormariyo dhaqaalaha dalka, isla markaasna dhallinyarada shaqo abuur loo sameeyo.

Ra’iisul Wasaaraha oo muddo laba casho joogay magaalada Kismaayo ayaa dhanka kale wuxuu kulan la qaatay xubnaha maamulka Jubbaland. Wuxuuna gelinkii dmabe ee maanta u ambabaxay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

vlcsnap-2016-12-02-18h39m19s114 vlcsnap-2016-12-02-18h38m29s125 vlcsnap-2016-12-02-18h38m52s105 vlcsnap-2016-12-02-18h39m00s180 vlcsnap-2016-12-02-18h39m08s6 vlcsnap-2016-12-02-18h39m33s254 vlcsnap-2016-12-02-18h39m57s242 vlcsnap-2016-12-02-18h40m13s146

Previous Post

Tababar Muhiim ah oo La Siiyay Shaqaalaha Dowladdaha Hoose “War-Saxaafadeed+Sawirro”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Damaashaadka Jimcaha ee xeebta Liido

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Damaashaadka Jimcaha ee xeebta Liido

DAAWO SAWIRRADA: Damaashaadka Jimcaha ee xeebta Liido

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In