Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Adduunka ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa u rajeeyey dadka Soomaaliyeed horumar, nabad, barwaaqo iyo midnimo, waxaana uu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhosmaha Masaajidda iyo horumarinta dalka.