Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo soo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka oo soo booqday xarunta wasaaradda warfaafinta-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisulwasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maalintii labaad ku gudaha jira kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay u socoto shaqada wasaaraha dowladda ayaa maanta soo kormeerey xarunta wasaaradda warfaafinta dalka.

Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka ayaa kormeerey qeybaha ay wasaaraddu ka kooban tahay sida xafiisyada kala duwan iyo qeybaha kale sida qeybta Tvga qaranka, Radio Muqdish,keydka iyo xafiisyada ay howlwadeenada warbaahinta qaranka ku shaqeeyaan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Kormeerkan ayaa intii uu ku guda Ra’iisulwasaare ku xigeenka waxaa ku wehliyay wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, wasiiro dowlaha, wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda iyo qaar kamid ah agaasimiyaasha waaxyada wasaaradda.

Mudane Maxamuud Cabdi Xasan “ Beegoos” wasiiro dowlaha wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda Soomaaliya ayaa Ra’iisulwasaare ku xigeenka ugu warbixiyay shaqooyinka kala duwan oo ka socoda wasaaradda, isagoo sheegay in shaqaalaha wasaaradda warfaafinta ay yihiin kuwo shaqeeya waqti ka badan shaqaalaha kale ee wasaaradaha dowladda.

Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in kormeerkan uu qeyb ka ahaa kormeer uu ku sameeyay wasaaradaha dowladda Soomaaliya isla markaana ugu kuurgalayay sida ay u socoto shaqada wasaaradaha xukuumadda dalka.

Mudane Carte ayaa sidoo kale sheegay in wasaaradaha uu kormeerey ay kamid ahaayeen wasaaradaha Kalluumeysiga, Haweenka, arimaha gudaha, wasaaradda warfaafinta iyo kuwo kale, isagoo bogaadiyay sida ay u socoto shaqada wasaaradaha uu kormeerey.

DSC03641 DSC03642 DSC03647 DSC03649 DSC03650 DSC03651 DSC03652 DSC03655 DSC03657 DSC03660 DSC03670 DSC03677 DSC03679 DSC03680 DSC03682 DSC03683  DSC03697 DSC03704 DSC03705 DSC03706 DSC03708 DSC03709 DSC03711   DSC03720 DSC03723 DSC03727 DSC03729 DSC03731 DSC03735 DSC03742 DSC03747 DSC03750 DSC03751 DSC03752 DSC03756  DSC03760 DSC03761   DSC03768  DSC03773  DSC03787 DSC03793

Sawir Qaade: Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Kaalinta saxaafadda ay ku leedahay kor u qaadida caafimaadka hooyada iyo dhallaanka-Sawirro

Next Post

Hey’ad Talyaani ah oo Jubaland ka caawin doonto waxbarashad

Next Post
Saaxiibada caalamka oo soo dhoweeyay daahfurka hanaanka dhisidda Barlamaan gobolleedka  Jubba

Hey’ad Talyaani ah oo Jubaland ka caawin doonto waxbarashad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In