Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada “Sawirro”

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Ra’isul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhageystay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha & Tacliinta Sare Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan iyo hawl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda DFS ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Eng. Maxamed Xuseen Rooble.

Ujeedada kulanka ayaa waxa uu ahaa in warbixin laga siiyo Ra’iisul Wasaaraha dalka u diyaar garowga ka qayb galka Soomaaliya ee shirwaynaha Caalamiga ah ee Iskaashiga Waxbarashada (GPE Submit) oo lagu qaban doono dalalka Ingiriiska iyo Kenya 28ka iyo 29ka Bisha Luulyo 2021, Soomaaliyana ay ka mid tahay dalalka sida rasmiga ah loogu casuumay in ay ka qeyb galaan.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Bahda Caalamiga ah ee Iskaashiga Waxbarashada (Global Partnership for Education – GPE) ayaa ah Sanduuq Caalami ah oo dhaqaale ku taageero dalalka soo koraya ee caalamka si ay horumar uga gaaraan baahinta helitaanka Waxbarashada, kor-u-qaadista Tayada Waxbarashada iyo dhisidda nidaamka hay’adaha dawligga ah ee bixinta adeeggyadda Waxbarashada.

Previous Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray garoonka diyaaraddaha ee Shalaambood “Sawirro”

Next Post
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray garoonka diyaaraddaha ee Shalaambood “Sawirro”

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo kormeeray garoonka diyaaraddaha ee Shalaambood "Sawirro"

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In