Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo balan qaad u sameey Ganacsatada Soomaaliyeed.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Xasan Cali Kheyre,  oo Muqdisho uga qayb galay munaasabadda abaal marinta sanadlaha ah ee ganacsiga Soomaaliyeed ayaa ballan qaaday in dowladdu ay ganacsatada kala shaqeyneyso horumarinta ganacsiga.

“Aragtida aan ganacsatada ka qabo waxa ay tahay inay dalka ay usoo shaqeeyeen, samata bixiyeenna xilli dalka ay dhibaata ka jirtay iyaga oo u dul qaatay dhibaatada jirtay. Dhaqanka ganacsatada Soomaaliyeed waxuu waligiis ku saleynaa aaminaad, waxuuna ka madax bannaanaa musuq maasuq, waana dhaqan aan dunida inteeda ka jriin oo dadka Soomaaliyeed ay ku amaananyihiin”, ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaa lasoo gaaray xilli ganacsatada Soomaaliyeed ayan ka maarmin inay helaan dowlad xoog leh oo ay aamini karaan, shaqeyneysana. Waa lasoo dhaafay waqtigii ganacsatadu ay dowladda ka baqi jireen, waa lasoo dhaafay waqtigii dowladda fahamkeedu uu liitay oo aaney fahmeyn awoodda uu leeyahay ganacsigu. in ganacsatada loo fududeeyo ganacsiga, laga qaado qabadaha hor yaalla si ay canshuurta u bixiyaan, canshuurtaas la bixiyayna iyada oo aamin ah loogu adeego ummadda Soomaaliyeed waa sida kaliya ee dowladnimadeennu ku hir-geli karto”, ayuu raaciyay Ra’iisul Wasaaruhu.

Mudane Xasan Cali Khayre ayaa sidoo kale waxuu sheegay in deyn cafintu ay meesha ka saareyso caqabadihii ku gudbanaa ganacsatada iyo dadka doonaya inay maal gashadaaan dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in Dowlad aan ganacsatadeeda wanaajin ayan Ummaddeeda wax u qaban karin sidoo kalana ganacsato aan dowladdeeda la shaqeyna aysan gaareyn horumar ganacsi oo ballaaran, waxuuna ku baaqay in ganacsatada iyo dowladdu ay ka wada shaqeeyaan horumarka dalka iyo qaabkii ummadda Soomaaliyeed looga faa’iideyn lahaa fursadaha ka dhalanaya deynta Dalka laga cafinayo.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Kheyre oo daah-furay munaasabadda 60 guurada xornimada Soomaaliya

Next Post

Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya

Next Post
Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo kulan la qaatay bulshada degmada Warsheekh.

Qaramada midoobay oo ka digtay Ayax kale oo ka dillaaca Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In