Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra,isulwasaraha Soomaaliya isboortigu waa mideeyaha Bulshada iyo Madaxda Dalka”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shacab iyo madax kala qeyb galay Maalinta Ololaha Nadaafadda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dhalinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowlada waxaana ka mid ahaa Ra’iisul wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya , Ra’iisul-wasare ku xigeenka Dalka, xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyadoo si aaan caadi hayn kubada ay isugu dhiib dhiibayeen Ra’isulwasaaraha iyo dhalinyarada uu la ciyaarayey.

Intaas ka dib ayaa Ra,isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre waxa uu sheegay in xukuumadiisu ay ku da.daali doonto hir-galinta Garoomo lagu ciyaaro kubada cagta si loo helo ciyaar yahano Dalku yeelo kuwaas oo mustaqbalka u dheeli doona Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

“Aad ayey inoo farxad galinaysaa inaan la kulano dhalinyaro u heelan hormarinta isboortiga iyo ka shaqaynta is dhex galka bulshada mudane Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay sida ay ogo ‘an tahay  hirgalinta hamiga dhalinyarada.

Qaar ka mid ah dhalinyaradii uu la dheelay ku badda cagta Ra,isulwasaaraha ayaadhankooda  sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin isdhex galka iyo dhiiro galinta  Raisulwasaaraha iyo madaxda la socotaay u sameeyeen dhalinyarada.

Previous Post

Dhageyso: Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka

Next Post

Shir ku Saabsan Hormarinta Deeganada laga Saaray Maleeshiyaadka Al shabab oo ka furmay Kismaayo

Next Post
Shir ku Saabsan Hormarinta Deeganada laga Saaray Maleeshiyaadka Al shabab oo ka furmay Kismaayo

Shir ku Saabsan Hormarinta Deeganada laga Saaray Maleeshiyaadka Al shabab oo ka furmay Kismaayo

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In