Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ramadaanka iyo daadinta dhiigga muslimiinta- DHAGAYSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ramadaanka iyo daadinta dhiigga muslimiinta- DHAGAYSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Toddobaadkii hore maleeshiyada Al-Shabaab ayaa mar kale geysatay weerar ay dad badan ku geeriyoodeen, kaddib markii ay weerar iyo qaraxyo xilligii afurka ku qaadeen hoteello ay dad rayid ah deggan yihiin oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Dhallinyarado la marin habaabiyay ayaa is-ku qarxiyay hoteellada Wehliye iyo Siyaad xilli ay dadku afurayeen, sidoo kale koox hubeysan ayaa gudaha u gulay ayagoo dilay dad rayid ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kooxdan argagixisada ah ayaa ficillada noocaan ah ku sheega inay cibaado ka tahay, ayagoo dadka soomman in la laayo kaddibna lagu faano cibaado u arka.

Haddana maxay diinta Islaamka ka qabtaa in la dilo dad aan waxba galabsan? Dadka Soomman in la laayo miyaa cibaado ah? Diintuse maxay ka qabtaa in bisha Ramadan dhiig la daadiyo?

Waxaan uga haalden barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheekh Cabdullaahi Axmed Garuun oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/TUBTA-TOOSAN-13.07.2015.mp3
Previous Post

Taliyaha ciidanka XD ee 12-ka April oo xusay in ciidanku ay u taaganyihiin difaacidda Qaranka

Next Post

Wasiirka difaaca “Waxaan xoojin doonaa tayada iyo tababarka Ciidamada XDS si cadowga looga guuleysto” SAWIRRO

Next Post
Wasiirka difaaca “Waxaan xoojin doonaa tayada iyo tababarka Ciidamada XDS si cadowga looga guuleysto” SAWIRRO

Wasiirka difaaca “Waxaan xoojin doonaa tayada iyo tababarka Ciidamada XDS si cadowga looga guuleysto” SAWIRRO

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In