Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo Ka Badisay Kooxda Cordoba iyo Ronaldo oo Rooso Qaatay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Real Madrid oo Ka Badisay Kooxda Cordoba iyo Ronaldo oo Rooso Qaatay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Cordoba ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Nuevo Arcángel 1-2 uga badiyay kooxda Real Madrid.

Kooxda Cordoba ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii sedaxaad ee ciyaarta gool rigoore ah u dhaliyay ciyaaryahan Nabil Ghilas.
Nabil pen

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Karim Benzema ayaa daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Real Madrid.
Karim cele

Karim Celeee

Ciyaaryahan Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 82-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah loo taagay,ka dib markii uu darbo iyo dharbaaxo isugu daray ciyaaryahan Jose Angel Crespo oo daafaca uga ciyaara kooxda Cordoba.
Ron Red

Ronal red

Ronal

RonaldRed
Cris
ReedRed

Ciyaaryahan Ronaldo ayaa laga yaabaa in la ganaaxo sedax kulan oo ka tirsan horyaalka Spain.

Ciyaaryahan Federico Nicolas Cartabia ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Cordoba,ka dib markii gacanta ku taabtay kubad laad xur ah aheyd oo uu soo laaday ciyaaryahan Gareth Bale.

Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa rigooradii loo dhigay kooxda Real Madrid gool u bedelay.
Bale cele

Kooxda Real Madrid ayaa horyaalka Spain ee La Liga ku hogaamineyso 48-dhibcood,halka kooxda Cordoba ay horyaalka uga jirto 14-aad,iyadoo leh 18-dhibcood.

Previous Post

Maamulka dugsiga Agoonta ee Sh. Sharafoow oo ka war-bixiyay xaaladda waxbarasho ee dugsiga (Sawirro)

Next Post

Ciyaaryahan Samuel Eto’o oo Ku Biiray Kooxda Sampdoria ee Dalka Talyaaniga

Next Post
Ciyaaryahan Samuel Eto’o oo Ku Biiray Kooxda Sampdoria ee Dalka Talyaaniga

Ciyaaryahan Samuel Eto'o oo Ku Biiray Kooxda Sampdoria ee Dalka Talyaaniga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In