Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Roma iyo Lazio oo Bareejo Ku Kala Baxay Kulankii Rome derby iyo Kooxaha Inter,Sampdoria iyo Fiorentina oo Badiyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Roma iyo Lazio oo Bareejo Ku Kala Baxay Kulankii Rome derby iyo Kooxaha Inter,Sampdoria iyo Fiorentina oo Badiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxaha Roma iyo Lazio ayaa barbardhac 2-2 ah kulak ala baxay kulankii Roma derby.

Labadan kooxood ayaa waxa ay ku wada ciyaaraan oo ka dhaxeeyso garoonka Stadio Olimpico.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Lazio ayaa qeybtii hore ee ciyaarta dhalisay labo gool,waxana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Stefano Mauri iyo Felipe Anderson,sidasi ayaana lagu nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Lazio celee

Kooxda Roma ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta dhalisay labo gool oo barbardhac ah,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahan Francesco Totti.

Ciyaaryahan Totti ayaa dhaliyay goolkiisii 11-aad ee 40-kulan oo uu la ciyaaray kooxda Lazio kulanka Rome derby.
Totti gool

TottiRoma
caleee

celee

celeeee

celeeeee

Roma

Totti celee

Totti f
Kooxda Roma ayaa ku dhibco noqotay kooxda Juventus oo caawo la ciyaareyso kooxda Napoli.

Kooxda Roma ayaa waxa ay leedahay 40-dhibcood,halka kooxda Lazio ay horyaalka uga jirto kaalinta sedaxaad,iyadoo leh 31-dhibcood.

Kooxda Sampdoria ayaa soo gashay kaalinta shanaad ee horyaalka talyaaniga,ka dib markii ay garoonkeeda Luigi Ferraris 1-0 uga badisay kooxda Empoli.

Ciyaaryahan Citadin Martins Eder ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Sampdoria.

Kooxda Sampdoria ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 30-dhibcood,halka kooxda Empoli ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 18-dhibcood.

Kooxda Fiorentina ayaa ciyaar todobo gool la iska dhaliyay garoonkeeda Artemio Franchi 4-3 uga badisay kooxda Palermo.

Kooxda Fiorentina ayaa waxaa afarta gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Manuel Pasqual, Jose Maria Basanta, Juan Cuadrado iyo Joaquin.

Kooxda Palermo ayaa labo ka mid ah goolasha waxaa u dhaliyay ciyaaryahan Robin Quaison,halka goolka kale oo rigoore ahaa uu u dhaliyay ciyaaryahan Andrea Belotti.

Kooxda Fiorentina ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta todobaad,waxana ay leedahay 27-dhibcood,halka kooxda Palermo ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 25-dhibcood.

Kooxda Inter Milan ayaa garoonkeeda San Siro 3-1 uga badisay kooxda Genoa.

Kooxda Inter Milan ayaa waxaa sedaxda gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Rodrigo Palacio,Mauro Icardi iyo Nemanja Vidic.
celee

Icardi

Rod

Vidic

Kooxda Inter Milan ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 25-dhibcood,halka kooxda Genoa ay horyaalka uga jirto kaalinta todobaad,iyadoo leh 27-dhibcood.

Previous Post

Arsenal oo Ka Adkaatay Kooxda Stoke City “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In