Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob Sababay Khasaaro dhimasho iyo Burbur hantiyadeed oo ka da’ay Puntland

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Roob Sababay Khasaaro dhimasho iyo Burbur hantiyadeed oo ka da’ay Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka Duu-hooyo ee hoostaga magaalada Raka Raaxo ee gobolka Bari ayaa sababay dhimasho iyo khasaarooyin kale oo burbur hanti ah.

Guddoomiyaha degaanka Rako Raaxo  Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Saalax, ayaa sheeegay in roobab mahiigaan ah oo ka da’ay halkaasi ay sababeen daadad ay ku dhimatay haweeneey da’ah, islamarkaana uu burbur soo gaaray 35 guri.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha ayaa xusay in loo baahan yahay dadaallo ballaaran oo wax loogu qabanayo dadkii ku barakacay daadadkaasi ku soo rogmaday halkaasi, wuxuuna ugu baaqay bushada Soomaaliyeed, Maamulka Putland iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay u soo gurmadaan bulshada ku dhibaateysan deegaanka Rako Raaxo.

Wasaaradda Deegaanka,  Beeraha iyo Isbedelada Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa horay u soo saaray digniin la xiriirta roobab dabeylo wato oo ku wajahan deegaanno ka tirsan Puntland.

Previous Post

Ciidamada xoogga oo suurtagaliyay in Gawaari u rarnaa Ganacsato ay si nabad ah u gaaraan Xudur

Next Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Cambaareeyay Falkii Foosha Xumaa Ee Ka Dhacay Raagaceelle

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shir Dhex Maray Dowladda iyo Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo Cambaareeyay Falkii Foosha Xumaa Ee Ka Dhacay Raagaceelle

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In