Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab mahiigaan ah oo maanta saacado badan ka da’ay gobolka Galgaduud{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Roobab mahiigaan ah oo maanta saacado badan ka da’ay gobolka Galgaduud{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Roob saacado socday oo aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da’ay magaalada Cadaado iyo deegaanada hoos yimaada, iyadoo Roobku uu biyo dhigay wadooyinka iyo baliyada.

Roobka oo aad u xooganaa ayaa xilligii uu socday waxaaa yaraaday dhaqdhaqaaqa ganacsi iyo socodka gaadiidka iyo dadweynaha  waxaana jidadka qaarkood ka sara maray biyaha xawliga ku socda ee roobka.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Ilaa iyo hadda lama soo sheegin wax qasaare ah oo roobkan uu geystay sida uu Radio Muqdisho u sheegay Gudoomiye ku xigeenka degmada Cadaado Nuur Yarow Xayle.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa bulshada deegaanka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nadaafada iyo bilicda magaalada maadaama uu halkaa ka socdo shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo galgaduud oo ay ergo fara badani ku sugan yihiin magaladaas.

Xilli roobaadkan Gu’ga ayaa si wayn sanadkan kaga da’ay gobolada dhexe, waxaana la filayaa in arrintaasi ay sara u qaado heerka nololeed dadka iyo duunyada gaar ahaan xoolo dhaqatada ah.

DSC05326 DSC05327 DSC05329 DSC05332 DSC05333 DSC05336 DSC05342 DSC05345 DSC05350 DSC05351 DSC05352 DSC05353 DSC05358 DSC05359 DSC05360 DSC05368 DSC05369 DSC05376 DSC05378 DSC05379

SAWIR QAADE MAXAMUUD CABDI DIIRSHE 

Previous Post

DHAGEYSO Warka habeen eee Radio Muqdisho 27 -04 -2015

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho 27-04-2015

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho 27-04-2015

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In