Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameeyay shacabka Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Roobabkii ka da’ay Caasimadda oo saameeyay shacabka Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Goobasha sida xoogan uu u saameeyay  roobka isla markaan ay ku go’doomeen dadkii deganaa  ayaa waxaa ka mid ah Warta Siigaale ee Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir oo bulaacadda warta oo buux dhaaftay ku fatahday xaafadaha ku dhow

Waddooyin iyo xaafado ka tirsan Degmada  Warta Nabadda ayaa ka mid ah goobaha sida weyn uu u saameeyay biyaha ka dhashay roobka ka da’ay caasimadda,  waxaana bur buray wdooyinka dhex mara xaafadaha, iyadoo dadku ay ka barakaceen guryihii ay deganaayeen

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Qaar ka mid ah  shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo ka  hadlay saameynta iyo dhibaatooyinka ka dhashay roobka ayaa sheegay in qaarkood ay ka barakaceen xaafadahooda, kaddib markii daadad ka dhashay roobka uu ugu galay guryahooda.

Markii la gaaro xili roobaadka sanad walba ayaa waxaa ka dhasha saameyn xoogan iyo barakac, waxaana biyaha roobka ay gooyaan wadooyinka, iyadoo xaafadaha qaar ay ka sameystaan biyo fdhhiisad, waxaana Maamulka Gobolka Banaadir loogu fadhiyaa inay wax ka qabtaan  dhibaatooyinka soo laab laabtay ee ka dhasha roobka.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar u furay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal kala duwan “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Galmudug oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo arrimo muhiim ah looga hadlay “SAWIRRO”

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In