Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay in faaiido weyn soomaaliya ay ka hesho Bandhigga Caalamiga ah ee Milano

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaaliya oo rajo wanaagsan ka muujiyay in faaiido weyn soomaaliya ay ka hesho Bandhigga Caalamiga ah ee Milano
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdi Abshir Dhoorre oo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka qeybgashay Bandhig Carweedka Caalamiga ah Ee Milano 2015 ayaa sheegay in soomaaliya ay soo bandhigtay Qeyraadka uu Alle ku maneystay kuwaas oo ay kamid ahaayeen Muuska,Cambaha iyo Qudaar kala duwan oo laga helo soomaaliya.

Mudane Cabdi Abshir ayaa Xusay in Dowlaha iyo shirkadaha ka soo qeybgalay Bandhiggaasi ay aad u daneynayeen Kheyraadka laga helo Soomaaliya,kaas oo shirkadaha qaar ay ka codsadeen in ay soo dhoofsan karaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“shirkan waxaa looga hadlay dhibaatada Cunno ee caalamka ka jirta,Soomaaliya waxa ay leedahay dhul beereed aad u balaaran,isbadal wanaagsan oo dhinaca Ammaanka ah ayaa ka jira waxaana u ballan qaadnay in ay aan fursad siineyno Kambaniyada iyo shirkadaha Caalamiga ee daneynaya in ay maalgashadaan Soomaaliya”Sidaasi waxaa Radio Muqdisho u sheegay Cabdi Abshir Dhoorre.

Previous Post

War-galin Muhiimah:Kulanka Todobaadka

Next Post

Madaxweynaha: ”Soomaaliya iyo Talyaaniga dhinacyo badan ayay iska kaashan karaan”

Next Post
Madaxweynaha: ”Soomaaliya iyo Talyaaniga dhinacyo badan ayay iska kaashan karaan”

Madaxweynaha: ''Soomaaliya iyo Talyaaniga dhinacyo badan ayay iska kaashan karaan''

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In