Saturday, May 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo deeq lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka abaaraha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
GALMUDUG: Xaalad bani’aadamnimo ayaa ka jirta Mudug iyo Galguduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta deeq lacag ah  oo logu talagalay dadka abaaraha ay ku dhufteyn ku wareejiyey guddiga Qaranka ee gurmadka abaaraha.

Rugta ganacsiga  Soomaaliyeed ayaa maanta oo Khamiis ah deeq lacag ah oo gareeysa 37kun iyo Boqool Doollar waxa ay ku wareejiyen guddiga Qaranka ee gurmadka Abaaraha, waxaana goobjoog ka ahaa kulankaas wakiilo ka kala soocady  mamuullada dalka sida Jubaland, Konfuur galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug si ay ula socdan lacagahan iyo hanaanka lagu qeybinayo gobollada ay ku dhufteen abaaraha.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026

Guddoomiyaha Rugta ganasiga Soomaaliyeed  Maxamed Cabdikriin Gabeyre ayaa sheegay in lacagtan iska soo ururiyeen ganacsatada Soomaaliyeed ku nool dalka iyo wadanka Kenya, isago ugu baaqay ganacsatada kale in ay u gurmadan walalood ku dhibateysan gobollada dalka oo abaaraha ay saameeyeen.

Guddoomiye ku xigeenka gudiga gurmadka Abaarah Sheekh Nuur Baruud  ayaa uga mahada celiyay Rugta ganacsiga iyo ganacsatadii iska soo ururisay lacaghan,  waxaan uu sheegay in xoogga la saaro sidii  gurmad xoogan logu fidinlaha dadka ay abaartu saameeysay.

Si kataba, waxaa socda dedaalo ay wadaan hey’addaha caalamiga iyo dowladda iyo maamul goballeedyada oo ku aadan sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka abaaruhu ay saameeyeen, iyadoo todobaadkan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku dhawaaqay xaalad musiibo qaran oo dalka ka jirta.

 

 

Previous Post

R/wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R./wasaarihii hore “Sawirro”

Next Post

Kulan lagu taageerayo Ra’iisul wasaaraha oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Dowlad goboleedka Galmudug oo hambalyo u dirtay Ra’iisul Wasaaraha cusub

Kulan lagu taageerayo Ra'iisul wasaaraha oo lagu qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

Guddiga Doorashooyinka oo go’aanno ka soo saaray hannaanka doorashooyinka KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

Duqa Muqdisho oo shir-guddoomiyay kulanka amniga caasimadda

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo tababar u soo xiray howl-wadeennada ka shaqaynaya doorashada KGS

May 9, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In