Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Oo Faah faahin Ka Bixisay Shirar Talyaaniga Ay Kaga Qeyb galeen “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socotay rugta ganacsiga iyo warshadaha oo maalmahan safar ku joogay dalka Talyaaniga yaa kulamo kale duwan la yeeshay mas’uuliyiin iyo ganacsatada dalka Talyaaniga, iyagoo waxyaabaha ay kala hadleen ay ka mid ahaayeen saxiixa hishiis ku aadan ka qeyb galka Soomaaliya ay ka qeyb galeyso bandhig lagu qaban doono dalkaasi oo dhinacyo kale duwan isugu jira.

Xubnahaasi ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Maxamuud Cabdi Cali Gabeyre iyo xubno uu hogaaminayay agaasimaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Cabdi Abshir Dhoore oo warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa faah faahin ka bixyay guud ahaan kulamadii dalkaasi kula soo qaateen mas,uuliyiin iyo ganacsato u dhashay Talyaaniga.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Agaasimaha oo hadalkiisa sii wata yaa ku booriyay ganacsatada Soomaaliyeed in ay dowrkooda kaga aadan muujinta horumarka dhanka ganacsiga Soomaaliya ay ku soo bandhigaan dalka Talyaaniga oo dhawaan lagu qaban doono Bandhiga ganacsi.

Mas’uuliyiinta ayaa intii wadanka Talyaaniga ay ku sugnaayeen xubnihii ay la kulmeen u muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in Soomaaliya ay ka qeyb qaadato bandhigaasi.

IMG_2143 IMG_2142 IMG_2141 IMG_2133 IMG_2127 IMG_2111

Previous Post

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Difaacyadii Muqdisho  Ku Lahaa Ku Wareejiyay Hey’adaha Ammaanka “Sawirro+Muuqaal”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In