Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo ka dhaqangasho Xalab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo aqbalay  xabad joojin ku meel gaar ah oo ka dhaqangasho  Xalab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Warkan ka soo yeeray dowladda Ruushka ee duqeeymaha ka wadda dalka Suurya ayaa sheegay in Arbacadan maanta ah madaxweeynaha Ruushka Vladimir Putin  uu ku amray ciidamada dalkiisa ee la dagaalamaya maleshiyaadka ISIS  inay dhaqan galiyaan xabad joojin ku meel gaar ah oo socon doonta mudda 10-ban saacadood ah.

Madaxweynaha Ruushka ayaa sheegay in ay la soo xariireen hey’adaha ka shaqeeya xuquuqda aadanaha oo ay ka codsadeen in muddo kooban aay joojiyaan ciidamadiisa duqeeymaha ay ka wadaan Magaalada Xalab si loo soo badbaadiyo dad rayid ah oo halkaasi ku go’doonsan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xabad joojinta ayaa dhanka ciidamada Ruusha ka dhaqan galeysa saacadaha danbe ee maanta oo Arbaca ah,  waxayna ku egtahay sida la sheegay beri oo Khamiis ah subaxnimada hore.

Dhanka maleeshiyaadka mintidiinta ee halkaasi ka dagaalama ayaan la ogeeyn sida ay dhankooda uga dhaqan gali doonto xabad joojintan.

Previous Post

Hoos u dhac ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Saxafiyiinta Soomaalida ee Muqdisho.

Next Post
Madaxweynaha oo kulamo la qaatey qeybaha bulshada ee magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Saxafiyiinta Soomaalida ee Muqdisho.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In