Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Moscow ayaa qorshaynaysa in ay Soomaaliya ka caawiso dadaalkeeda ka dhanka ah xag-jirnimada iyo argagisada,Wasiiraka arrimaha dibbada Rushka Sergey Lavrov ayaa ka sheegay shalay oo Talaada ahayd kullan uu la qaatay ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre kaasi oo hareer socday kan 72-daa ee golaha guud ee Qaramada Midobey ee New York.

” Waxaan ku farax sanahay fursadan kulanka hareer socday kan guud oo aan uga wada hadalnay xiriirka laba geesood, waan danaynaynaa saaxiibtinimadeena taariikhiga ah, waxaana jecelnahay in aan Soomaaliya ka taageerno dadaalka ay uga jirta xal ka gaarida dhibaatooyinka dhanka xag-jirnimada iyo argagixisada”, Lavrov ayaa sidaa yiri.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

” Dhinacyada waxa ay ka wada hadleen arrrimo la xiriira hanaanka deganaanshaha Soomaaliya, isaga oo ku nuux-nuuxsaday lagama maarmaanimada in la sii wada joogtayna dadaalada dawlada Federal-kaΒ  Soomaaliya iyo beesha caalamka ee ku aadan in nabbad laga dhaliyo Soomaaliya”, Wasaarada Arrimaha Dibbadda Ruushka ayaa tiri,

Ruushka dhinaciisa waxa uu u muujiyey taageeroΒ  mas’uuliyiinta dawlada Federal-ka Soomaaliya iyo Hawl-galka nabad ilaalinta midowga Africa ee Soomaaliya dadaaladooda ka dhan ah argagixisada.

Wasaarada ayaa intaas ku dartay in labada dhinacΒ  ay is dhaaf sadeen in ay yeeshaan kulamo kale oo lagu hormarinayo xiiriirka laba geesoodka ah, waxayna ku cel-celiyeen balan qaadkooda ah in ay balaariyaan is-kaashigooda dhinaca siyaasada, ganacsiga, dhaqaalaha iyo meelo kale sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa Rushka ee la yiraahdo Tass.

“Waxa aan gaaray New York oo aan uga qayb galayo kulanka guud ee 72-aadΒ  ee Qaramada Midobay, kulankayga uga horeeya waxaan la yeeshay wasiirka arrimaha dibbadda Rushka Lavrov kaasi oo ku saabsanaa xoojinta iskaashiga labada dal Soomliya iyo Rushka”, sidaas waxaa bartiisa twiter-ka ku yiri Ra’isul wasaraha Somaliya, Xasan Cali Kheyre.

Waxa Tarjumay

Maxamed Cisman Cabdi “Black Cobra”

Previous Post

DHAGEYSO:- Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Next Post

Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Next Post
Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In