Saturday, July 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada

admin by admin
September 20, 2017
in Wararka
0
Ruushka oo Soomaaliya ka saacidaya dagaalka dhanka argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Moscow ayaa qorshaynaysa in ay Soomaaliya ka caawiso dadaalkeeda ka dhanka ah xag-jirnimada iyo argagisada,Wasiiraka arrimaha dibbada Rushka Sergey Lavrov ayaa ka sheegay shalay oo Talaada ahayd kullan uu la qaatay ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre kaasi oo hareer socday kan 72-daa ee golaha guud ee Qaramada Midobey ee New York.

” Waxaan ku farax sanahay fursadan kulanka hareer socday kan guud oo aan uga wada hadalnay xiriirka laba geesood, waan danaynaynaa saaxiibtinimadeena taariikhiga ah, waxaana jecelnahay in aan Soomaaliya ka taageerno dadaalka ay uga jirta xal ka gaarida dhibaatooyinka dhanka xag-jirnimada iyo argagixisada”, Lavrov ayaa sidaa yiri.

Related posts

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

July 18, 2025
Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)

Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)

July 18, 2025

” Dhinacyada waxa ay ka wada hadleen arrrimo la xiriira hanaanka deganaanshaha Soomaaliya, isaga oo ku nuux-nuuxsaday lagama maarmaanimada in la sii wada joogtayna dadaalada dawlada Federal-ka  Soomaaliya iyo beesha caalamka ee ku aadan in nabbad laga dhaliyo Soomaaliya”, Wasaarada Arrimaha Dibbadda Ruushka ayaa tiri,

Ruushka dhinaciisa waxa uu u muujiyey taageero  mas’uuliyiinta dawlada Federal-ka Soomaaliya iyo Hawl-galka nabad ilaalinta midowga Africa ee Soomaaliya dadaaladooda ka dhan ah argagixisada.

Wasaarada ayaa intaas ku dartay in labada dhinac  ay is dhaaf sadeen in ay yeeshaan kulamo kale oo lagu hormarinayo xiiriirka laba geesoodka ah, waxayna ku cel-celiyeen balan qaadkooda ah in ay balaariyaan is-kaashigooda dhinaca siyaasada, ganacsiga, dhaqaalaha iyo meelo kale sida ay qortay wakaalada wararka u faafisa Rushka ee la yiraahdo Tass.

“Waxa aan gaaray New York oo aan uga qayb galayo kulanka guud ee 72-aad  ee Qaramada Midobay, kulankayga uga horeeya waxaan la yeeshay wasiirka arrimaha dibbadda Rushka Lavrov kaasi oo ku saabsanaa xoojinta iskaashiga labada dal Soomliya iyo Rushka”, sidaas waxaa bartiisa twiter-ka ku yiri Ra’isul wasaraha Somaliya, Xasan Cali Kheyre.

Waxa Tarjumay

Maxamed Cisman Cabdi “Black Cobra”

Previous Post

DHAGEYSO:- Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Next Post

Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Next Post
Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Culimada Soomaaliyeed oo Cambaareysay Xasuuqa lagu hayo Muslimiinta Burma+Sawirro

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

July 18, 2025
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday...

Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)

Madaxweyne Dr. Xasan Sheikh oo booqday Xarunta Tiknoolajiyadda Bayraktar (WARBIXIN)

July 18, 2025
0

Soomaaliya ayaa heshay Diyaarado aan duuliyaha laheyn, iyo kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicopteriska ah, kuwaasi oo qeyb ka qaadan...

Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya

Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya

July 18, 2025
0

Ergayga Qaramada Midoobay ee Turkiga Ahmet Yildiz ayaa si kulul u cambaareeyay weerarrada joogtada ah ee Israa’iil ay ka geysanayso...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS oo la kulmay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS oo la kulmay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria

July 18, 2025
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saciid Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In