Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee la doortay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
RW Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jaawaari.

Mudane Carteh ayaa sheegay in gudoomiyaha cusub looga baahanyahay in uu dar-dar geliyo hawlaha Golaha Shacabka si goluhu u noqdo mid si dhab ah uga jawaabaya rabitaanka shacbiga.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Maanta waxa aan guul taariikhi ah ka gaadhnay geedi socodka doorashooyinka ee soo socoday muddo ku dhow 6 bilood, gudoomiyaha cusub waxa aan ka dooneynaa in uu ka shaqeeyo dhammeystirka dastuurka, sarraynta sharciga dalka u yaala iyo wadajirka Baarlamanka Federaalka Soomaaliyeed”.

Dhanka kale, Maxamed Cumar Carteh ayaa Dadka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanada Golaha ka codsaday in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub.

“Gudoomiyaha cusub waxa uu hogaamin doonaa hay’adda sharcidejinta, sidaa awgeed Dadka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanda Golaha Shacabka waxa aan ugu baaqayaa in lagu garab galo gudoomiyaha waajibaadkiisa Qaran ee la saaray si dhamaanteen aan u wada guuleysano”.

Ugu dambeyn, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa ciidamada amniga iyo shacabka Soomaaliyeed ku amaanay ugana mahad celiyay sida ay uga wada shaqaynayaan sugidda amniga doorashooyinka dalka.

—–DHAMAAD—–

Previous Post

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay xilka guddoonka baarlamaanka

Next Post

DAAWO SAWIRRADA DOORASHADII GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA

Next Post
DAAWO SAWIRRADA DOORASHADII GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA

DAAWO SAWIRRADA DOORASHADII GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In