Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid xildhiban Xaaji Cabdi Yare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid xildhiban Xaaji Cabdi Yare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 12, Feb, 2015….Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Xaaji Cabdi Maxamed Cali oo xalay ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya oo howlo caafimaad u joogay usbuucyadii la soo dhaafay.

“Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Ra’iisul Wasaaraha, kan xukuumadda, iyo kan shacabka Soomaaliyeed waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Xildhibaanada Baarlamaanka, Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Marxuum Xaaji Cabdi Yare oo ku xanuunsanaa Isbitaal ku yaala magaalada Mombasa, waxaana ilaahay uga baryayaa inuu qabriga u waasiciyo, janadiisana ka waraabiyo, samir iyo iimaana ka siiyo dhamaan intii jeclayd”

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Marxuumka ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray, wuxuuna xildhibaan ahaa tobankii sano ee ugu danbeeyey, waxaana lagu xasuusanayaa arimaha dib u heshiisinta kaalintii muuqatay ee uu ka soo qaatay xiliyadii ay ka socdeen dagaalada sokeeye gobolada Jubooyinka.

—DHAMAAD—

Previous Post

Marwada Madaxweynaha Sahra Cumar oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Raysul Wasaaraha Hooyadiis.SAWIRRO

Next Post

Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka” SAWIRO”

Next Post
Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka” SAWIRO”

Marwo Sahra Cumar oo deeq gaarsiisay Ciidankii ku naafoobay difaaca Qaranka'' SAWIRO''

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In