Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 26, May, 2015…Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta Maaliyada Dowladda oo ka kooban Wasiirka Maaliyadda, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Xafiiska RW, Gudoomiyaha Bangiga Dhexe, La Taliyeyaasha Maaliyadda, Xiriiriyaha Maamulka Maaliyadda, Hanti Dhowrka Guud, iyo Xeer Ilaalinta Qaranka.

Gudigaan ayaaย  shaqadiisu tahay inuu kormeero habsami u socodka nidaamka Maareynta Maaliyadda Dowladda, wuxuuna gudigu jihaynayaa shaqada Maareeynta Maaliyadda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Maareynta Maaliyadda Dowladda waa qaab cusub oo la doonayo in dib-u-habayn loogu sameeyo Maareeynta Maaliyada Dalka, waana nidaam waxtar u leh in la helo isla xisaabtan dhab ah. Nidaamka Maareynta Maaliyadda wuxuu ka turjumayaa higsiga dowladda ee 2016, oo ah in dalka la gaarsiiyo hufnaan iyo isla xisaabtan dhanka maaliyadda ah” ayuu yiri RW ku xigeenka.

Dhanka RW ku xigeenka ayaa sheegay ย in barnaamijka Maareeynta Maaliyada uu leeyaha barnaamij xisaabeedka “FMIS” oo lagu diwaan galinayo habka uu u soo xaroodo dakhliga iyo kharashka ka baxa dowladda. “FMIS hada ayuu ka dhaqan galay Wasaarada Maaliyadda, Bangiga Dhexe, Xisaabyaha Guud, Dekeda Muqdisho, iyo Garoonka Diyaaradaha Aden Cade”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in xukuumaddu ay awooda saarayso in sanadkaan dhamaadkiisa wasaaradaha dowladda laga hirgalinayo nidaamkaan, waxaana tababaro la siinayaa shaqaalaha la doonayo iney ku shaqeeyaan nidaamkan cusub, “Waxaa kale oo aan soo jeedinayaaย  in shirka danbe ay ka soo qaybgalaan Wasaarada Gaadiidka iyo Wasaarada Dekedaha, maadaama ay Dekeddaha iyo Garoomada Diyaaradaha hoos yimaadaan labadaas wasaaaradood” ayuu yiri markale RW ku xigeenku.

Wasiirka Maaliyadda oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in barnaamijkan (MMD) uu yahay mid loogu talagalay inuu xoojiyo dakhliga dowlada iyo sida loo maamulo kharashka soo gala iyo kan baxaya. “Isticmaalka nidaamkan wuxuu xoojinayaa in kor loo qaado canshuuraha bariga oo dakhli badan ka soo xaroodo, wuxuuna isku xirayaa baraha canshuuraha lagu qaado iyo Wasaaradda Maaliyadda” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Fergeeti.

—DHAMAAD—

Previous Post

Arday ka kala socotay 11 Jaamacadood oo ka dooday Nidaamka Federaalka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Qaranka “Sanadkan argagixisada dalka oo dhan waa laga xoreynayaa”

Next Post
Madaxweynaha Qaranka “Sanadkan argagixisada dalka oo dhan waa laga xoreynayaa”

Madaxweynaha Qaranka "Sanadkan argagixisada dalka oo dhan waa laga xoreynayaa"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In