Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW xukuumadda Taliban oo saraasha dowladdii hore ugu yeerey in ay soo laabtaan

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
RW xukuumadda Taliban oo saraasha dowladdii hore ugu yeerey in ay soo laabtaan

Pakistani Prime Minister Nawaz Sharif (R) greets Afghan Foreign Minister Mullah Mohammad Hassan Akhund in Islamabad August 25. Akhund arrived on Tuesday with an 18-member delegation for a four-day official visit to Pakistan, aimed at talks on bilateral issues and the Afghan Transit Trade to the land-locked Afghanistan through Pakistan. MP/DL

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha xilka raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda KMG Taliban, Mullah Maxamed Xasan Akhuunad ayaa sheegay in dhammaan saraakiisha dowladdii Ashraf Ghani ee dalka isaga baxay ay ku soo laaban karaan Afghanistan isagoo balan qaaday amnigooda.

Hadalkan ayuu sheegay raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda KMG xilli uu wareysi siiyay idaacadda la iska arko ee Aljazeera Arbacadii shalay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Waxaa uu intaas ku daray, in ammaanka safaaradaha, diblomaasiyiinta iyo shaqaalaha gargaarka ay sugi doonaanto Imaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan oo Taliban maamusho.

Akhuunad oo ahaa la taliyihii dhanka siyaasadda Mullah Cumar oo ahaa aas aasaha Taliban ayaa xusay in hogaanka xukuumadda cusub ee Afghanistan ay saaran tahay masโ€™uuliyad weyn.

Sidoo kale, Mullah Maxamed Xasan Akhuunad, waxaa uu sheegay in ay doonayaan in xiriir wanaagsan la yeeshaan dalalka gobolka iyo guud ahaan caalamka.

โ€œWaxaa na soo gaaray khasaare nafeed iyo mid hanti taariikha guud ahaan Aghanistan,โ€ Akhund ayaa intaas ku daray. โ€œ Dhiig daadin, dil iyo in la quursado dadka reer Afgahnistan way dhaatay, arrintas darteed waan u soo dagaalannay.โ€

Akhund ayaa mar kale, ku celiyay cafiskii loo fidiyay dadkii la soo shaqeeyay ciidanka Mareykanka iyo maamulkii ku taageerey duulankii Afghanistan 2001.

โ€œQof dhihi karta waa la iga aargoostay ma jiri doonto โ€ฆ anaga qofna uma dhibaateynayno in maamulkii hore la soo shaqeeyay darteed,โ€ ayuu yiri.

Hadalka sii hayaha xilka raโ€™iisul wasaaraha xukuumadda KMG Afghanistan ayaa yimid maalin ka dib markuu Taliban ku dhawaaqeen xukuumadda 33 wasiir ka kooban oo 14 kamid ah yihiin rag ka tirsanaa maamulkii Taliban ee 20 sano ka hor ka jirey Afghanistan.

Previous Post

Raโ€™iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada Beesha Caalamka

Next Post

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay CXD Soomaaliyeed

Next Post
Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay CXD Soomaaliyeed

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay CXD Soomaaliyeed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In