Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha dalka oo tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 09, April, 2015…Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid  xaaskii  Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib oo Maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe ee Puntland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray guud ahaan qoyskii,ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Aamino Abiib, wuxuna si gaar ah Tacsi ugu diray Madaxweynihii hore ee Puntland C/rixmaan Faroole.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan Ehelkii ay ka baxday marwo Aamino Abiib, waxaana Eebe uga baryayaa inuu Jannadiisa ka waraabiyo, samir iyo iimaana naga wada siiyo Marxuumad si gaar ah waxaan tacsi ugu dirayaa Qoyska reer C/raxmaan Faroole iyo reer Abiib geerida naxdinta leh ee ku timid Marwo Aamino”

–DHAMAAD|–

Previous Post

Golaha Wasiirada oo ansixiyay liiska Horjoogayaasha Al-shabaab ee madaxooda lacagaha la dul dhigay “Akhriso Liiska+Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka qeybgalay aas Garowe loo sameeyay marwadii C/raxmaan Faroole “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka qeybgalay aas Garowe loo sameeyay marwadii C/raxmaan Faroole “Sawirro”

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka qeybgalay aas Garowe loo sameeyay marwadii C/raxmaan Faroole "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In