Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R.wasaare Cumar C.rashiid iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
R.wasaare Cumar C.rashiid  iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose iyadoo ay garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyeen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Ku xigeenkiisa Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere iyo dadweyne farabadan.

Xubnaha R/Wasaaraha safarkiisa ku wehelinaya ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Odowaa Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Wasiir ku xigeenno iyo xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Safarka R/Wasaare Sharma’arke iyo wafdigiisa ayaa la xiriira sidii uu wadatashiyo ula qaadan lahaayeen Masuuliyiinta Maamulkaasi iyo Xoojinta Wadashaqeynta ka dhexeysa Dowladda dhexe iyo maamulka Jubbaland.

Bartamihii bishii aynu ka soo gudubnay ayaa Axmed Madoobe lagu doortay magaalada Kismaayo.

SHARMARKAE-KSM-1 SHARMARKAE-KSM-2 SHARMARKAE-KSM-3 SHARMARKAE-KSM-4 SHARMARKAE-KSM-5 SHARMARKAE-KSM-6 SHARMARKAE-KSM-7 SHARMARKAE-KSM-8 SHARMARKAE-KSM-9

Previous Post

Biyo cabidda raashinka ka hor oo la sheegay in ay yareyn karto miisaanka qofka. DARAASAD.

Next Post

Taliska ciidanka waddooyinka oo gaadiidka qaar ka macnuucay isticmaalka wadada Maka Al-mukarama

Next Post
Gadiidka ka howlgala Caasimadda oo amarro adag laga soo saaray “MUUQAAL”

Taliska ciidanka waddooyinka oo gaadiidka qaar ka macnuucay isticmaalka wadada Maka Al-mukarama

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In